Keydka Taariikhda Soomaaliya

Friday, 6 April 2018

Gabay: Gocanayaa mooyi

›
Intaan suugaan soomaaliyeed arkayey gabay ka tiiraanyo badan ma arag gabaygan. Waxaa tirshey awoowgey Shiikh Maxamed Shiikh Cumar Alle ha u...
Wednesday, 28 March 2018

Cal-Dhuux iyo waayihiisii...

›
Cali Aadan in uu gabyaa ahaa ka sokoow waxa uu ahaa hogaamiye aan mar keliya na nasan. Waxa uu ahaa nin dawladnimada u yaqaan tolkiis, Da...
Wednesday, 20 December 2017

Dirirta ka dhex aloosan tololka soomaalida iyo qawmiyadda Oromada

›
Waayadan waxa aad maqlayseen intiinna la socotaa in ay jirtay colaad ka dhex-curatay tololka soomaalida ee dega galbeed iyo qawmiyadda Or...
Saturday, 18 November 2017

Gabaygii Muqdishu Ha Quusan - Abwaan Negeeye Xirsi

›
Akhristayaasha sharafta leh, ku soo dhawaada. Waa abwaan Negeeye iyo mar kale gabayadii looga ga bartay.  Sidaad ula socotaan, bisha Oktob...
Wednesday, 28 September 2016

Halgankii Xaaji Maxamuud Macalin "Cagadhiig" Qeybtii 4aad

›
Alle ha u naxariistee Xaajigii halgamaaga ahaa Mujaahidkana ahaa waxa uu halgankiisu bilowday aas-aaskii Kacaankii Barakaysnaa ee Daraaw...

Gabay gii bliad sharafta lagu siiyay Negeeye Xirsi

›
Waa gabay aan Anigu bilad isku siiyey labbo sano ka hor kii2014, inkasta oo kadib Rag baddan biladdo isiiyeen. Facebook ga ayaa isoo xusu...

Caaqil Cali Shire Axmed Jaamac

›
Xigmadda tidhaahda ""Labadda Aabihii Wase Ka horraan doortay" Cali Shire Axmed Jaamac "Xaaji Cali Shire" waxa uu...

Gabay: Nabad waa caano

›
Nabad baa Macaanoo janna ah Naallo iyo Khayre. Waa Naruuro Lagu doogsadoo Naas la nuuga lehe. Nimco iyo barwaaqiyo Udgoon waa Naq aan go...

Caaqil Maxamad Saleebaan Shabac "Af-Waranle"

›
Sheeko Kooban oo ka mid ah cuqaasha beesha cabdi garaad (Qayaad) ee dhulbahante   Sawirkan Waa Cheif Caaqil Maxamed Saleebaan Shabac ...
Monday, 19 September 2016

Gabay: Dhawre

›
I dhagayso dhooleey War baa iigu kaa dhimane dhagahaaga i amaahiyoo maqal dhawaaqayga. Waanada dhagaysoo gudoon waa dhanbaal kaniye. Dhi...
‹
›
Home
View web version

About Me

Negeeye Hirsi
View my complete profile
Powered by Blogger.