Keydka Taariikhda Soomaaliya
Wednesday, 13 June 2018
Gabay: Muqdishooy Gar Uma Lihid
›
-Muqdishooy gar uma lihid in aad gaar u oloshaay'e, -inaad kaligaa gubataana waa guul dariyo ciile, -halal gaar aan ku idhi bal dhug...
Maanso: AF YAHOW
›
Waa maanso cajiib ah uu abwaanka da'da yar Negeeye Xirsi curiyay 2015kii. ★Af ya how ab ogaaga ahi. ★Af yahaw erayada qurxoon. ★Af ya ...
Taxanaha Ramadaanka: Sheekadii 28-aad (Sheekooyinka Qur'aan ka)
›
Sheekadii Nabi Yacquub. Wadada ayuu cagta saaray lama degaanka ayuu habeenkii ku guureeyey, dharraartiina ku boqoolay. La kulanka abtigii ay...
Saturday, 9 June 2018
Geeraar: Toloow daaya colaada
›
"Ta danbaysa xasuustoo. Taloow daaya colaada." War taloow is dishoo. Isku daawo furtoo. Iblays baan idin daaree. Ta danbeeta xas...
Taxanaha Ramadaanka: Sheekadii 24-aad (sheekooyin ka Qur'aan ka)
›
Sheekadii Nabi Yacquub. Sheekada Nabi Yacquub si faahfaahsan Qur'aan ka u gu ma soo aroorin, sidaa darteed waxaa la ga soo guuriyey ...
Xikmado Goosgoos Ah: Abwaan Negeeye (qeybtii 1aad)
›
Sayid Maxamed AHUN oo aan xalay is aragnay ayaa i gu yidhi "Beenta ugu weyn ee la inoo ku sheekeeyey, waa waxa la dhaho, waxa jira...
Gabay: Kalgacayl na waa gaban
›
Taladaynu gaadhnee, Habeenkii gorfaynaba, Galin dhexe haddii aad, Ka baxaysid gabigeed, Maxaad hawsha ii galin? Kalgacaylku gabi iyo...
Taxanaha Ramadaanka: Sheekadii 18-aad (Sheekooyin ka Qur'aan ka)
›
Qaaruun Qaybtii 4-aad. Waxa uu ahaa nin isagoo kale aan waano waxba ka bedelin, nin aan qaraabo u debcin oo aan qakbigiisu aragtida xi...
1 comment:
Taxanaha Ramadaanka: Sheekadii 17-aad (sheekooyin ka Qur'aan ka)
›
Qaybtii 3-aad sheekadii Qaaruun. Qooqaagu miyuu leeyahay dhego maqalka u daloolla? Miyuuse leeyahay qalbi wanaagsan oo weedha wanaagsan...
Taxanaha Ramadaanka: Sheekadii 15-aad ( Sheekooyin ka Qur'aan ka)
›
Sheekadii Qaaruun Q2aad. Waxa ay arkeen tolkiis in uu yahay nin hanti urursi keliya ku hawlan, inkastoo inta kale ay gaajo ku seexato. ...
‹
›
Home
View web version