Keydka Taariikhda Soomaaliya
Saturday, 18 November 2017
Gabaygii Muqdishu Ha Quusan - Abwaan Negeeye Xirsi
›
Akhristayaasha sharafta leh, ku soo dhawaada. Waa abwaan Negeeye iyo mar kale gabayadii looga ga bartay. Sidaad ula socotaan, bisha Oktob...
Wednesday, 28 September 2016
Halgankii Xaaji Maxamuud Macalin "Cagadhiig" Qeybtii 4aad
›
Alle ha u naxariistee Xaajigii halgamaaga ahaa Mujaahidkana ahaa waxa uu halgankiisu bilowday aas-aaskii Kacaankii Barakaysnaa ee Daraaw...
Gabay gii bliad sharafta lagu siiyay Negeeye Xirsi
›
Waa gabay aan Anigu bilad isku siiyey labbo sano ka hor kii2014, inkasta oo kadib Rag baddan biladdo isiiyeen. Facebook ga ayaa isoo xusu...
Caaqil Cali Shire Axmed Jaamac
›
Xigmadda tidhaahda ""Labadda Aabihii Wase Ka horraan doortay" Cali Shire Axmed Jaamac "Xaaji Cali Shire" waxa uu...
Gabay: Nabad waa caano
›
Nabad baa Macaanoo janna ah Naallo iyo Khayre. Waa Naruuro Lagu doogsadoo Naas la nuuga lehe. Nimco iyo barwaaqiyo Udgoon waa Naq aan go...
Caaqil Maxamad Saleebaan Shabac "Af-Waranle"
›
Sheeko Kooban oo ka mid ah cuqaasha beesha cabdi garaad (Qayaad) ee dhulbahante Sawirkan Waa Cheif Caaqil Maxamed Saleebaan Shabac ...
Monday, 19 September 2016
Gabay: Dhawre
›
I dhagayso dhooleey War baa iigu kaa dhimane dhagahaaga i amaahiyoo maqal dhawaaqayga. Waanada dhagaysoo gudoon waa dhanbaal kaniye. Dhi...
Naanaysta Cagadhiig Iyo Sababtii ay ku baxday - Qeybtii 3aad
›
Qeybtii 3aad Wali waxa aynu ku dhex jirnaa hanaqaadistii Halgamaa/Mujaahid Xaaji Maxamuud Macalin Maxamed Fiqi Ibraahim waaana Qayb kale. ...
Saturday, 17 September 2016
ALLOOW YAA SHIROO REER TAOLKAY SHUUKHKA NAGA SAARA
›
Shirshoorahan iscunayee iyagu wada Shihiidaaye. Ee Qoysba Qoys shiidayee shiishka kulla ciiray. Shilke iyo buunbooyina sitee Nabad ku sh...
Maansadii Dhaadan
›
Dhagar qabe Dayuusoow, Dhiig yacab Qarsoonoow, Kaan la Dhaadin Waliyee, Dhexdayda ku Nooloow, Kaa Dhuumanaayee, Dhabarkiisu muuq...
‹
›
Home
View web version