Keydka Taariikhda Soomaaliya

Wednesday, 28 September 2016

Halgankii Xaaji Maxamuud Macalin "Cagadhiig" Qeybtii 4aad

›
Alle ha u naxariistee Xaajigii halgamaaga ahaa Mujaahidkana ahaa waxa uu halgankiisu bilowday aas-aaskii Kacaankii Barakaysnaa ee Daraaw...

Gabay gii bliad sharafta lagu siiyay Negeeye Xirsi

›
Waa gabay aan Anigu bilad isku siiyey labbo sano ka hor kii2014, inkasta oo kadib Rag baddan biladdo isiiyeen. Facebook ga ayaa isoo xusu...

Caaqil Cali Shire Axmed Jaamac

›
Xigmadda tidhaahda ""Labadda Aabihii Wase Ka horraan doortay" Cali Shire Axmed Jaamac "Xaaji Cali Shire" waxa uu...

Gabay: Nabad waa caano

›
Nabad baa Macaanoo janna ah Naallo iyo Khayre. Waa Naruuro Lagu doogsadoo Naas la nuuga lehe. Nimco iyo barwaaqiyo Udgoon waa Naq aan go...

Caaqil Maxamad Saleebaan Shabac "Af-Waranle"

›
Sheeko Kooban oo ka mid ah cuqaasha beesha cabdi garaad (Qayaad) ee dhulbahante   Sawirkan Waa Cheif Caaqil Maxamed Saleebaan Shabac ...
Monday, 19 September 2016

Gabay: Dhawre

›
I dhagayso dhooleey War baa iigu kaa dhimane dhagahaaga i amaahiyoo maqal dhawaaqayga. Waanada dhagaysoo gudoon waa dhanbaal kaniye. Dhi...

Naanaysta Cagadhiig Iyo Sababtii ay ku baxday - Qeybtii 3aad

›
Qeybtii 3aad Wali waxa aynu ku dhex jirnaa hanaqaadistii Halgamaa/Mujaahid Xaaji Maxamuud Macalin Maxamed Fiqi Ibraahim waaana Qayb kale. ...
Saturday, 17 September 2016

ALLOOW YAA SHIROO REER TAOLKAY SHUUKHKA NAGA SAARA

›
Shirshoorahan iscunayee iyagu wada Shihiidaaye. Ee Qoysba Qoys shiidayee shiishka kulla ciiray. Shilke iyo buunbooyina sitee Nabad ku sh...

Maansadii Dhaadan

›
Dhagar qabe Dayuusoow,  Dhiig yacab Qarsoonoow,  Kaan la Dhaadin Waliyee,  Dhexdayda ku Nooloow,  Kaa Dhuumanaayee,  Dhabarkiisu muuq...
Thursday, 15 September 2016

Hanaqaadidii: Halgamaa Xaaji Maxamuud Macalin Maxamed Fiqi Ibraahim"Cagadhiig" Qeybtii 2aad

›
Qeybtii 2aad Siddii aynu qeybtii 1aad soo sheegnayba Taariikhda halgamaagani waa ay iska dheertahay oo ma soo koobi karno, inagoo...
‹
›
Home
View web version

About Me

Negeeye Hirsi
View my complete profile
Powered by Blogger.